Muuse Biixi oo lagu soo dhoweeyey aqalka Baarlamanka Mareykanka (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigiisa oo ku guda jira safarkoodi Maraykanka maalintii Afraad ayaa la kulmay Xildhibaan ka tirsan Aqalka Odayaasha ee Maraykanka Senator Chris Van Hollen ahna Gudoomiyaha Guddi hoosaadka, Guddida Arrimaha Dibeda ee Aqalka Odayaasha u qaabilsan Afrika iyo Xildhibaan kale oo ka tirsan Aqalka hoose ee Maraykanka, Adam Smith, ahna … Continue reading Muuse Biixi oo lagu soo dhoweeyey aqalka Baarlamanka Mareykanka (Sawirro)